Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Hobyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa saakay soo gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu sheegay in uu ku aaddanyahay  dardargelinta howlgalada dib u xoreynta ah ee ka socda deegaanada Galmudug gaar ahaan gobolka Mudug. Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Hobyo (Sawirro)